• beeraha cadaado
  • GEEDKAN UBAXA SOO JIIDASHADA LEH  WUXUU KA MID YAHAY GEEDAHA KA BADAXA DEG: CADAADO
  • Nabadaa naas la nuuga leh deegaanada kudhow Caasimada cadaado
  • Magaalada Cadaado waxaa ku yaal beero xawaanka lagu xanaaneeyo
  • Beeraha Cadaado ku yaal oo xiligan qaarkood  wax soo saar qurxoon leh
  • Warbixin+Sawiro:- Xuska Maalinta Dhalinyarada oo Lagu qabtay Cadaado
  • Daawo Sawirada Cadaado iyo roobabka ka da,aya oo u yeelay muuqaal quruxbadan
  • (Muuqaal iyo Sawiro) Cadaado waxaa ka furmay Shirka Maamul u samaynta gobolada dhexe  Allow Nabad iyo barwaaqo ka dhig
  • Daawo sawirada Madaxweynaha Soomaaliya iyo  Dadka  Cadaado oo soo dhaweeyay
  • Daawo Sawirada Cadaado oo kusoo kordhayaan Hotelada laga cunteyo ee casriga ah
 
  • beeraha cadaado

    beeraha cadaado

    beeraha cadaado waa beero quruxbadan oo hurunar xoog leh sameeyay

     
  • GEEDKAN UBAXA SOO JIIDASHADA LEH WUXUU KA MID YAHAY GEEDAHA KA BADAXA DEG: CADAADO

    GEEDKAN UBAXA SOO JIIDASHADA LEH  WUXUU KA MID YAHAY GEEDAHA KA BADAXA DEG: CADAADO

    UBAXAAN SOO JIIDASHA BADAN WAA UBAXA LOOGU DALABKA BADAYAHAY 5 SANO OOO LA SOO DHAAFAY WAXUUNA AAD UGA BAXAY DEGMADA CADAADO QOF KASTA ARKANA WAA SOO JIITAA QURUXDIISA MAGACA GEEDKAAN WAA BURSHAAAN WAXUUNA XILI ROOBAADKA ISKU BADALAA KALARKA NOCAAN AH OO SOO JIIDASHADA MUDAN

     
  • Nabadaa naas la nuuga leh deegaanada kudhow Caasimada cadaado

    Nabadaa naas la nuuga leh deegaanada kudhow Caasimada cadaado

    Deegaankastaaba kuwuu lee yahay dhaqaale uu ilaah ku manaysatay oo taariikhi ah  sida deegaanada ku hareeraysan caasimada kumeelgaarka ah cadaado  oo dhaqan iyo taariikhba u leh xoolaha la dhaqado . Axmed jagage waa mid ka mid ah dadka deegaanka wuxuuna inta badan u hiiliyaa dhanka nabada iyo hurumarka deegaanada ximan […]

     
  •  
  • Magaalada Cadaado waxaa ku yaal beero xawaanka lagu xanaaneeyo

    Magaalada Cadaado waxaa ku yaal beero xawaanka lagu xanaaneeyo

    Deegaan kasta oo nabad dadkiisu waxay ku fakaraan in ay samaystaan wax kasta oo qurxin kara muuqaalka deegaanka  taasi ayaa magaalada cadaado ka dhigtay mid ka mid ah magaalooyinka  ilaahay nabada siiyay dadkiisuna ku dadaaleen . waxaa duleedka magaalada cadaado ku yaal beer xayawaanka lagu xanaaneyo mustaqbalkana loo diyaariyay in […]

     
  • Beeraha Cadaado ku yaal oo xiligan qaarkood wax soo saar qurxoon leh

    Beeraha Cadaado ku yaal oo xiligan qaarkood  wax soo saar qurxoon leh

    Halkani  waxaad daawaneysaan waa mid ka mid ah Beeraha ku yaala magaalada Cadaado oo aan Galabtay Booqasho ku tagnay waxaa nafarxad galisay waxa ka muuqda oo ah wax lagu farxo oo aan degaankaan looga baran . Hadaba waxaa cadaatay in degaan ximan iyo xeeb iyo wabiyada koonfurta ku yaala sida […]

     
  • Warbixin+Sawiro:- Xuska Maalinta Dhalinyarada oo Lagu qabtay Cadaado

    Warbixin+Sawiro:- Xuska Maalinta Dhalinyarada oo Lagu qabtay Cadaado

    Munaasibad lagu weyneynayo Xuska 72 guuradii kasoo waraagtay Aas-aaskii dhalinyarada Gobonimo doonka Soomaaliyeed Islamarkaana ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyarada Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud ee Bartamaha Soomaaliya ayaa ka dhacday Magaalada Cadaado ee Xarunta maamul Usameynta Gobolada dhexe.   Munaasibadaan waxaa ka qeybgalay Labo Kamid Ah Saxiixayaasha maamulka Gobolada dhexe, Xubno Katirsan […]

     
  •  
  • Daawo Sawirada Cadaado iyo roobabka ka da,aya oo u yeelay muuqaal quruxbadan

    Daawo Sawirada Cadaado iyo roobabka ka da,aya oo u yeelay muuqaal quruxbadan

    Marka aad daawato sawiradan ayaa waxaa kusoo baxaya in Cadaado ay tahay magaalo u diyaarsan inay noqot caasimada gobolada dhexe. Ergada ka qeyb galeysa shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa sheegay inaysan wali u soo arkin magaalo sidaan u hormartay oo kutaaladan xili Cadaado aysan dowlada maalgelin. Saxiixayaasha maamul […]

     
  • (Muuqaal iyo Sawiro) Cadaado waxaa ka furmay Shirka Maamul u samaynta gobolada dhexe Allow Nabad iyo barwaaqo ka dhig

    (Muuqaal iyo Sawiro) Cadaado waxaa ka furmay Shirka Maamul u samaynta gobolada dhexe  Allow Nabad iyo barwaaqo ka dhig

    Waxaan sugnaba waa uu noo bilowday shirkii maamul u samaynta Gobolada dhexe  walaal kasta oo soo booqda cadaado.com waxaan ka codsanaynaa  in uu ilaah uga rajeyo umadda reer gobolada dhexe nabad galyo iyo muwaafiqo  wanaagsan . in ilaahay u dooro  shaqsi wanaagsan oo umadda soomaaliyee dhamaanteed dani ugu jirto,

     
  • Daawo sawirada Madaxweynaha Soomaaliya iyo Dadka Cadaado oo soo dhaweeyay

    Daawo sawirada Madaxweynaha Soomaaliya iyo  Dadka  Cadaado oo soo dhaweeyay

    Madaxweynaha Dowlada federaalka soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamuud Iyo Wafdi Uu Hoaaminayo ayaa Soo gaaray Magalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximan Iyo Xeeb ayadoona Si aad ah Loogu Soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Ee magalada Cadaado Waxaana Ku soo dhaweyay madaxda Maamulada Ximan Xeeb galmudug Iyo marti sharaf kale amaanka ayaa […]

     
  •  
  • Daawo Sawirada Cadaado oo kusoo kordhayaan Hotelada laga cunteyo ee casriga ah

    Daawo Sawirada Cadaado oo kusoo kordhayaan Hotelada laga cunteyo ee casriga ah

    Iyadoo dadka reer Ximan iyo Xeeb ay xooga uga weyn saareen hormarinta ayaa magaalada Cadaado waxaa kusoo kordhaya hotelada laga cunteeyo oo casirga ah. Ganacsada iyo qurba joogta ayaa didaal ku bixiyay sida maalgelin xoogan ugu sameeyn lahayeen magaalada Cadaado islamarkaana ay uga suurogelin lahayeen dhamaan adeegyada muhiim ka ah. […]