باب: قَوْلِ النَّبِيِّ - صلى الله عليه وسلم -: الدِّينُ النَّصِيحَةJariir Binu Cabdullaahi Al-Bajali Allaah haka raali    14 Jun 2007
باب: قِيَامُ لَيْلَةِ الْقَدْرِ مِنَ الإِيمَان    13 May 2007
عَنْ أَبي مَسْعودٍ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ، عَنِ النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم    07 May 2007
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Allpuntland.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
www.banadir-city.com
bishaaro.com
cadaado.com
cadaado.net
Dayniile
dalkanews
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
huriwaa.com
hobyo-one
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
soomaalinews
Somalinews
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Wayaha.com
WardheerNews
Ufurow.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
 
Qormadii Muxyadiin iyo Geeridii Aadan Ceyroow
Dabcan waxa uu u noqonayaa war wanaagsan,shakina kuma jiro in Dowlada Soomaliya, Itoobiyaanka, Isbaheysiga Mareykanka iyo inta Siyaasadooda aaminsan in ay muujiyaan farxad, waxa ay rumeysandoonaan in boog dikaam joogto ah ku heysay ay bugsandoonto, Waxa u dhiman oo kali ah in ay yiraahdaan Dagaalkii aan ...
Duqayntii Maraykanka oo majaxaabinaysa wadahadaladii nabadda
Duqayntii uu Maraykanku ku dilay Xubin sare oo ka tirsan dhaq-dhaqaaqa hubaysan ee Al-shabaab, Allaha u naxariiste Shahiid Macalin Xaashi Aden (cayrow) ayaa la sheegaya in ay mugdi galinayso wada hadaladii ay Qaramada midobay dhexdhexaadinaysay ee lagu waday inay dhaxmarto kooxaha somalida. ...
“HILBAHA AAN WADA QALANNO MIDIYAHANA AAN KALA QARSANNO
Midnimada dadka u heelan u gaargaaridda dan-yarta waxay xoojineysaa imaanka inta jecel ku noolaashada waddan xur ah oo maamulkiisana ku saleysan yahay inta ay qabto kuna tilmaaman shareecada Islaamka....
Waan wada soconnaa haddana waan Kala soconna horaa loo eeday.
"HILBAHA AAN WADA QALANNO MIDIYAHANA AAN KALA QARSANNO"oraahdi ahayd ayey maanta waxay ka dhex muqataa culumadii waa lagu diirsaday lana magac baxay Maxkamadaha, keddib markii ay ka tageen midnimadii u suurto gelisay in muddo kooban ay uga taqallusaan ...
Xoriyaddii halganku keenay hayad baad u bixiseene, halganbaase soo celin!
Hadalkani wuxuu ku socdaa kuwa sheegtay inay yihiin Dawlad la aqoonsan yahay ee keenay Tigreega dad ugu liita oo ay shacabkii sharafta lahaa ee reer Muqudisho ku gabagabeeyeen....
DEKEDDA MUQDISHO-DHAQANKA CEELMACAAN.!
Islaamka Somaalia ee lamahadiyay ay meesha kabexeen waxaa dalka Somalia ka bilaawday Cadaalad darro ay ku dhaqaaqayaan Mas'uuliyiin katirsan Dowladda oo Ilaha dhaqaalaha dalka ee lays dhihi karo Manfac ayay leeyihiTan iyo Markii ay Maxkamadihii in umagacaawday Dad ay isku beelyihiin xataa Juffa hoosaad ay isku yihiin si ayna uweyn dhaqaalaha dalka...
KUD KA GUUR EE QANJE U GUUR WAA CALI KA GUUR EE CADDE U GUUR
Erayga maqaalka cinwaanka looga dhigay waa hal-qabsi caado ay uleeyihiin xoolo raacatada markii ay dareemaan meesha ay u diga-roogteen in ayba ka liidato xeradii ay ka soo diga-rogteen,balse ujeddada intaas waa ka qoto dheertahay waxay na ku saleysantahay in tusaale waafi ah laga bixiyo rajadii markii la magacaabay laga qabay wasiirka koowaad Nuur Cadde in ay ku sifowday kud ka guur ee qanje u guur....
TALO XUMMADII SHALAY,TUBTEEDII BAA LAHAYAA???
Qoralkan oo aan qoray 3dex sanno ka hor(Feb.25,2005)waxaan rabaa in bal akhirstayaashu ay faaqidan isbedeladii yimid iyo saadaalihii la baxshay waxyaabihii ka rumoobay....
DOWLAD DADKEEDI CUNEYSO (( Gawrac dagaal ka xun))
Keddib markii ciidanka itoobiya uu qabsaday caasimadda Soomaaliya ayaa waddanka waxaa laga abaabulay kooxo ka kooban dagaalyahanadii Maxkamadaha, siyasiyiin, dhallinyaro, ganacsato, aqoonyahanno,culumaaudiin,haween iyo dadweyne badan si ay dagaal uga hortagaan in gummeysi lagu soo rogo geyiga ...
NABAD BAALAL LAHAYN .
NABAD BAALAL LAHAYN Qolooyinka gummeysiga ku xeel dheer sida mareykanka ama xabashida waxaa caado u ah in markii ay dareemaan wax tar yarida ay leedahay xeeladdii markii hore ay isticmaaleen,ayaa waxay ku dadaalaan in ay adeegsadeen mid tii hore ka duwan si ay u xaqiijiyaan gaaridda hadafka ay ka leeyihiin waddanka markaas diiradda u saaran tahay sida haatanba ka taagan waddanka ...
DOWLAD XISHOOD DARAN LEH .
Baniaadamka Allaah waxaa uu ku hibeeyay aqli uu ku kala garto fiicnaanta iyo xumaanta,qofka markuu dareemo in hab-dhaqankiisa ka duwan yahay sidii la rabay waxaa isla waqtigiiba ku soo boodaayo xishood iyo yaxyax badan oo ku kallifo in muddo uusan dadka hor imaanin,...
TAHNIYAD DHALASHO OO FARXAD LEH
gud.Ururka mideynta qorayaasha Hibo Qoraa sare 1.Yuusuf Max'ud Warsame {Bidaaye} 2. abe Cusmaan Xabdi Moowlid...
Internetka faa’iidadiisa iyo qasaarihiisa keebaa badan?
Ugu horeyn Internetku waa meel aay bulshadu iskula xiriirto meel walba oo aay ehaladooda iyo sabadooda aay dunida ka joogaan waxayna kaga dhigan tahay dadka qaarkood baa jecel in aay dadkooda kula hadlaan telphoneka , dadna sidaa maba jecloo waxay ka door bidden telka in aay ku ...
tahniyad aroos farxad leh Carays Axmed Xaaji iyo Malyuun Axmed Abtidoon
tahniyad aroos farxad leh Carays Axmed Xaaji iyo Malyuun Axmed Abtidoon...
Nacaburin mahayaan u adeegayaasha isticmaarku By: Drs Amina Saciid
Waxaan dadka Soomaliyeed ee ka soo horjeed cadowga soo jireenka ah ee dalkeen qabysaday ugu bishareeynhayaa in aannaan wax kasta oo nagu dhac marna ka tanasuleeynin dadaalka aan ugu jirno gargaarka iyo ka xoreeynta cadowga dalkeen hooyo...
Gudoomiyaha Xisbiga Somali National Democratic Party Mr Cabdi Xashi Aakhiro.......
Gudoomiyaha Xisbiga Somali National Democratic Party Mr Cabdi Xashi Aakhiro oo ka qayb galay banaabax ka dhacay magaalada London ee dalka ingiriiiska"Dawlada haatan dalka ka jirtaa waaa mid u adeegaysa danaha Dawlada itoobiya"......
GREECE Demokratia: Saving Somali Émigrés and Executing Socrates
ATHENS,” as Michael J. Berling put it, “was where the essential elements of life were lived in classical times.” Athina, as its native inhabitants pronounce ...
XUMAAN IYO FIICNAAN QOF WAXA UU GEESTO AYUU LEEYAHAY
Intii lagu jiray qabanqaabada shir ku sheegga embegaati ayaa doladaha mareykanka iyo itoobiya waxay go’aansadeen in maamulka waddanka Soomaaliya loo dhiibo qof damac iyo damiir laawe ah oo weligiis u halgamayay in mar un la yiraahdo madaxweyne....
BURAAN BUR AY TIRISAY GABAR SOOMAALIYEED BY halima m diriye
Soomaley waa i din su’aalee qabiil qaran manoqdaah? Soomaaley qabiil qaran manoqdaah? Qaarba bada lagu qubey qabiil dartii Qarbaa laqaley qabiildartii ...
HADAL MACAANI HAAN MA BUUXSHO
Dad haddii waddan wada deggen yihiin waxaa lagama maarmaan ah in la ilaaliyo danta lama huraanka ah oo ummaddaas ka dhexeyso,sidii himiladaadaas lagu gaari lahana waa in la xoojiyo midnimadooda....
COLONEL CABDULLAAHI YUUSUF: Ma u qalmaa jago Madaxweyne?
Dhaqanka qof Madaxweyne ah laga doonayo ayaa ah asluub hoggaamineed iyo dhowrista distoorka u yaalla dowladda. Madaxweynuhu, waa inuu sameeyaa wanaag, si uu u kasbado wanaag. Waa inuu u hoggaansamaa qodobada distooriga ah ee u degsan dowladda uu madaxda u yahay. Distoorku waa qodobbo kooban oo lagu tilmaamo inay u sarreeyaan sharciyada dalka lagu ...
((DHAGAYSO))Gudoomiyaha gudiga gargaarka ee uk Imam Sheikh Bashiir Salaad Dhoolayare oo waraysi siiyay shabakada warbaahim cadaado.com kana war bixiyay muhiim ah
(((Dhagayso))) gudoomiyaha gudiya gargaarka dadka soo barakacay ee dalka UK Imaam Sheikh Bashiir Salaad (dhoolayara) ayaa warbixin ka bixiyay sidii loo Maareeyay dhaqaalihii ay dadku tabarucaadka u bixiyeen ee dhawaan ka soo xarooday isusoobixii luugu magac daray maalinta gargaarka reer muqdisho oo uu gudoomiya ka ahaay imaam sheikh bashiir ...
The Mogadishu genocide vs Nur Ade’s charming offensive words
Listening Nur Ade’s BBC interview on 18th January 2008 , was a first time that we heard someone who is not praising or kowtowing to the Ethiopia ’s occupation of Somalia . He differed in many ways with the empty smiling juvenile Gedi who normally acted as an Ethiopian equerry or Abdullahi Yusuf who likewise acted an Ethiopian quisling. ...
Ahmed Dirie: Imprisoned Or Murdered?
Every hero's end-goal is to help others. Some risk their livelihood and others risk their life. Ahmed Dirie, a prominent Somali leader, who opposed the Ethiopian occupation in Somalia and refused to be silenced with money, threats, and under the peril of a gun, was kidnapped from his Mogadishu home ...
Somalia: Warka lagu Guuldareystay In la sheego!!!.
Awoodaha Gumeystaha waxa ay noqdeen kuwo bartilmaameydsi ka dhigta Somalia wixii ka dambeeyay Shirkii Barlin ka dhacay ee lagu kala qeybiyay Somalia iyo afrikaba ,Imaanshaha Somalia Gumeystiyaashii Britian ,France iyo Italy ayaa waxa ay aheyd mid bilaabatay Qarnigii 19-aad ,waxa ayna Islamarkiiba kala Qeybsadeen Dhulka somalida iyaga oo erayada Somalia ku daray ...
Ahmed Dirie: Somalis’ Nelson Mandela & Mohandas Gandhi
Despite Ahmed Dirie’s brief public service history, he accomplished what few other man achieved in all civilizations. Ahmed Dirie revived the ever diminish Somali-esteem and pride by standing up against a brutal enemy with unfettered support from the only supper power, United States of America. At first glance, Ahmed Dirie seemed a very fragile and naïve individual as he was not a heavy ...
OOD QAADID IYO JIIDIDBA WAA ISLA GURI GEYN
Waddan markii uu burburo ayna meesha ka baxdo midnamadiisa iyo kala dambeyntii sharciga salka ku haysay cidda kaliya oo loo miciinsado waa ...
NABADDOON HALYEEY AXMED DIIRIYE CALI
Sida aduun weynaha loogala socdo waxaa maalintii ay taariikhdu ahayd 10.11.2007, xabsiga loo taxaabay Nabaddonka geesiga ah ee reer Xaaji Saleemaan,ayadoo la ogyahay in halyeey Axmed Diiriye Cali ayan jirin cid uu dhibaato u geystay ama uu la damacsanaa....
AF-Somaligu halkeebuu kagalaa afafka aduunka
Xagga afafka addunku qaybaha ay u kala baxaan, af-Soomaaliga waxa lagu tiriyaa inuu ka tirsan yahay bahyarta Kushitigga Bari ee(Eastern Cushitic) ee ka mida ah laanta Kushitigga ee qoyska Hamito-Semitic-ga. Afafka qoyska ...
Talo xume tacabkiisii ba’
Weligeyba waan ogaa madax jugle ******** in aad meel xun joogtee Majaheey ku jebiyeen jaahilyoho ******** kuguna jiideen jidkii Bay ...
Maqaal :Inyar baa u hadhee hinjiya
Assalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu Waxaan Jecelahay in maqaal kaygan aan u bixiyay (Inyarbaa U hdhee hinjiya) aan kaga hadlo laba arimood oo kala ah;- ...
GUN GOB IS MOODAY
Beer si barwaaqo badan u baxday marna lagama waayo geed jirran,tol Allaah badiyayna lagama waayo dad bukko. Sidaas ayaa Qabaailka Madarkicis iyo Maxamuud Hiraabna waxaa ku dhex jiro dad wax iskuma falayaal ah oo ay ku ...
Qormada Akhristaha 28/DEC/2006 MAALINTII MURUGADA‏.
ugu horeyntii waxaan salaan tiiraanyo leh usoo gudbinayaa dhamaan shacbiga soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan intaa kadib waan halkaan idinkugu soo gudbinayaa aragtidayda kusaabsan maalinta murugada leh ee 28. Dec. 2007....
Talo kusocoto kuwa maqaalada dadka minguuriyo una diro shabakadaha‏
Niyadeydu ma aheyn in aan qoro maqaalkaan balse Ilaahey baa qadaray Subxaanahu Watacaalaa, intaas ka dibna dad badan oo asaxaabteyda ah ayaa iga dalbaday bal inaan waxyar ka qoro sharciga xuquuqda qoraalka, maadaama ay badatay minguurinta qoraalada, mana ihi nin wax cusub idiin soo gudbinaayo, balse waxaan rabaa inaan wax yar idin kaga ifiyo macluumaadka ku taxaluqo ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131  Next


Dagaal Culus oo Saaka ka dhacay Muqdisho iyo xoogaga Muqaawamada oo si lama filaan ah utegay Warshadda Baastada.    17 May 2008
Mas'uuliyiinta Gobalka Hiiraan oo ay Wehliyaan Saraakiil Itoobiyaan ah oo Galabta Kulamo qarsoodi ah la yeeshay Odayaasha B/weyne.    16 May 2008
Urur cusub oo lagu dhawaqaay (URURKA WADDINAGA SOOMAALIYEED ).    16 May 2008
War deg deg ah: Shiikh Xasan Daahir soo bandhigay Heshiis Khiyaana ah oo ay saxiixeen Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Wejiga koowaad ee Shirka Jabuuti oo Maanta lasoo gunaanadayo.    16 May 2008
Xoogaga Muqaawamada oo Maanta Suuqa xoolaha ku gubay Maan dooriyaal khatar ku ah Bulshada.    16 May 2008
Amaanka magaalada Balad Weyne oo caawa aad loo adkeeyay iyadoo uu gaaray gudoomiyaha Cusub ee gobolka Hiiraan.    15 May 2008
Ciidamada Itoobiya oo Maanta Hub-ka dhigis kusameeyay Maleeshiyada gaarka ah ee Maareeyaha Dekadda Muqdisho Cabdi Jiinoow.    15 May 2008
Tikniko iyo Ciidamo katirsanaa Dowladda Federaalka Soomalaiya oo Maanta ku biiray Ciidamada Muqaawamada Soomaaliya.    15 May 2008
Ciidamada Al Shabaab oo Maanta lagusoo dhaweeyay magaalada Diinsoor Gobalka Baay.    15 May 2008
War deg deg ah: Weeraro ay ku dhiteen Askar katirsan ilaalada C/laahi yuusuf oo Goordhaw ka dhacay Hotel Ambaasadoor Muqdisho.    15 May 2008

DHAGAYSO RIIX

TALO XUMMADII SHALAY,TUBTEEDII BAA LAHAYAA???
©  Cadaado.com    .   webmaster@cadaado.com    .  WARBAAHIN MADAXBANAAN OO DADKA U DHAXAYSA   .