Shirib cusuboo uu tiriyeyabshir bacadle 26 Mar 2007
Abshir Nuur Faarax waa Abwaan Soomaaliyeed oo inta badan Suugaantiisa ku cabira xaaladda uu dalku marayo, gaar ahaan waxa ka taagan Magaalada Muqdisho, haddaba waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa shirib uu tiriyey oo ka hadlaya xaaladda uu dalku marayo.
...
|