باب: قَوْلِ النَّبِيِّ - صلى الله عليه وسلم -: الدِّينُ النَّصِيحَةJariir Binu Cabdullaahi Al-Bajali Allaah haka raali    14 Jun 2007
باب: قِيَامُ لَيْلَةِ الْقَدْرِ مِنَ الإِيمَان    13 May 2007
عَنْ أَبي مَسْعودٍ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ، عَنِ النَّبِيِّ صلى الله عليه وسلم    07 May 2007
BBC 04:00
BBC 11:00
BBC 14:00
BBC 18:00
Allpuntland.com
Alljubbaland
Aminarts.com
Afnugaal
Aayaha.com
Abaaji.com
Agabso.com
Aflax
Allwadani
Altaqwaa.com
AllSomali.com
BBC Soomaali
Biyokulule
www.banadir-city.com
bishaaro.com
cadaado.com
cadaado.net
Dayniile
dalkanews
Dhahar.com
Jamhuuriya
Gedonet.com
Godeynews.com
Golkhatumo.com
Hiiraan.com
HornAfrik Online
Hobyonet
Horseednet.net
huriwaa.com
hobyo-one
Ramaas Software
Radio Garowe
Radio Dalmar
Radio SBC
Laasqoray.net
MarkaCadey.net
Mudug Online
Mudulood.com
Midnimo.com
Puntlandpost
Puntlandonline
Qandala.com
Sscayn.com
Somalia Online
Somaali.com
Somalitalk
Somalitribune
soomaalinews
Somalinews
Somaliweyn
Somaliland.org
Onkod.net
Widhwidh.com
Wayaha.com
WardheerNews
Ufurow.com
Benadir Islam
Qaamuus.net
Xornimo
Addacwah.com
Halgan.net
Aflax.net
Altaqwaa.com
Boqolsoon
Khalid Mosque
Islamonline
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Masjid Abubakar
Beesha Mudulood oo Mucaaradday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo C/laahi yuusuf oo ay ku eedeeyeen in uu yahay Nin Cadaw ku ah Shacabka Muqdisho.  17 May 2008
Golaha Dhaqanka Beesha Mudulood ayaa shaaca ka qaaday in ay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Dowladda Federaalka Soomaaliya haddii ay sii socdaan wax ay kutilmaameen Cadaalad Darro uu ku dhaqamayo Madaxdweynaha C/laahi yuusuf....
Dagaal Culus oo Saaka ka dhacay Muqdisho iyo xoogaga Muqaawamada oo si lama filaan ah utegay Warshadda Baastada.  17 May 2008
Dagaal culus oo laysku adeegsaday hubka nuucyadiisa kaladuwan ayaa Maanta ka dhacay xaafadaha ku xeeran Warshadda Baastada degmada yaaqshiid magaalada Muqdisho kaas oo u dhexeeyo Xoogaga waxiska caabinta Soomaaliyeed iyo Ciidanada Itoobiya....
Mas'uuliyiinta Gobalka Hiiraan oo ay Wehliyaan Saraakiil Itoobiyaan ah oo Galabta Kulamo qarsoodi ah la yeeshay Odayaasha B/weyne.  16 May 2008
Xubnihii maamulka Gobalka Hiiraan ee Xalay gaaray magaalada B/weyne xarunta Gobalka Hiiraan ayaa Maanta bilaabay in ay kulamo la qaataan Odayaasha degmada B/weyne si ay uga arinsadaan xaalada gobalka Hiiraan....
Urur cusub oo lagu dhawaqaay (URURKA WADDINAGA SOOMAALIYEED ).  16 May 2008
Annagoo ah waddaniyiin Soomaliyeed, waxaan maanta oo ah 15ka May sannadka 2008, ku dhawaaqaynaa Urur Cusub oo magaciisa la yiraahdo “Ururka Waddaniga Soomaaliyeed”....
War deg deg ah: Shiikh Xasan Daahir soo bandhigay Heshiis Khiyaana ah oo ay saxiixeen Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Wejiga koowaad ee Shirka Jabuuti oo Maanta lasoo gunaanadayo.  16 May 2008
Isbahaysiga Dib Uxoraynta Soomaaliyeed ayaa umuuqdo in ku kala jabay arrimaha Dib Uheshiisiinta ee lala galayay beesha Calaamka iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya, Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Xobin ka ah Isbahaysiga dib uxoranyta Soomaaliya kana mid ahaa Mas'uuliyiintii Maxkamadaha islaamka ...
Xoogaga Muqaawamada oo Maanta Suuqa xoolaha ku gubay Maan dooriyaal khatar ku ah Bulshada.  16 May 2008
Ciidamo katirsan Maxkamadaha islaamka Soomaaliya ayaa Saaka Maandooriyaal ku gubay xaafadda Suuqa xoolaha degmada Huriwaa magaalada Muqdisho oo maalmihii lasoo dhaafay ay dagaalo qaraar ku dhaxmarayeen Ciidamada ...
Amaanka magaalada Balad Weyne oo caawa aad loo adkeeyay iyadoo uu gaaray gudoomiyaha Cusub ee gobolka Hiiraan.  15 May 2008
Ciidamo Itoobiyaan ah oo boqollaal gaaraya ayaa caawa adkeeyay amaanka guud ee magaalada Balad Weyne iyadoona hakad la galiyay dhaq dhaqaaqii ganacsiga iyo isku socodkii dadka iyo gaadiidka ee magaalada. ...
Ciidamada Itoobiya oo Maanta Hub-ka dhigis kusameeyay Maleeshiyada gaarka ah ee Maareeyaha Dekadda Muqdisho Cabdi Jiinoow.  15 May 2008
Ciidamada Itoobiya oo saaka howl-gallo baaritaana ah ka sameeyay xaafado katirsan degmada yaaqshiid ayaa Hub ka dhigis ku sameyay Maleeshiyo uu lahaa Mas'uul sare oo katirsan maamulka Gobalka Banaadir kadib markii xalay ...
Tikniko iyo Ciidamo katirsanaa Dowladda Federaalka Soomalaiya oo Maanta ku biiray Ciidamada Muqaawamada Soomaaliya.  15 May 2008
BaabuurTiknika ah oo ay lahaayeen Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Duhurkii iskusoo dhiibay Ciidamada Muqaawamada Soomaaliya ee kusugan Muqdisho kadib markii ay u cuntami weysay Dowladda....
Ciidamada Al Shabaab oo Maanta lagusoo dhaweeyay magaalada Diinsoor Gobalka Baay.  15 May 2008
Xoogaga taabacsan Xarakada Al Shabaab ayaa maanta markale lawareegay Gacan ku haynta degmada Diinsoor gobalka Baay kadib markii ay magaalada isaga carareen Maleeshiyadii Dowladda iyo maamulkii loo dhisay....
War deg deg ah: Weeraro ay ku dhiteen Askar katirsan ilaalada C/laahi yuusuf oo Goordhaw ka dhacay Hotel Ambaasadoor Muqdisho.  15 May 2008
Qarax xoogan ayaa Goordhaw lala eegtay Kolonyo katirsan Ciidamnada Meleteriga Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada Villa Somalia qaybta loo yaqaan Koofiya Casta....
Isbahaysiga Asmara oo Maanta Warasxaafadeedkii labaad kasoo saaray Shirkii ka dhacay Jabuuti kuna tilmaamay Xaraan.  15 May 2008
Smd/ XDIDS Tirsi /00/10 Date 15/05/2008 Ujeedo Bayaan Waxaa xafiiska dib u heshiiisiinta isbaheysiga dib u xoreynta soomaliya bayaankan ku cadeynayaa qodobo la xiriira shirka dib u heshiisiineed ee ka socda wadanka jabuuti ...
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maanta isku faafiyay degmada yaaqshiid kadib markii xalay lagu Weeraray deeganka Somal Post.  15 May 2008
Kooxo hubaysan ayaa Xalay Weerar ku qaaday fadhiisinta ay Ciidamada Itobiya kuleeyihiin deegaanka Somal Post degmada yaaqshiid magaalada Muqdisho kaas oo dhaliyay dhimasho iyo dhaawac gaaray Ciidamada Itoobiya waloow aan ...
Maleeshiya Beeleedyo hubaysan oo xiisada Colaadeed kawado degmooyinka Kabsuuma iyo Jilib gobalada Jubbooyinka.  15 May 2008
Xiisada Colaaladeed ayaa lagusoo waramayaa in ay ka jiraan deegaano katirsan gobalada Jubbooyinka kuwaas oo u dhexeeyo Maleeshiya beeleedyo isku hayo gacan ku haynta deegaanada Kabsuumay iyo Jilib oo kakala tirsan Jubbada dhexe iyo Jubbada hoose....
Waxgaradka degmada Balcad oo bilaabay in ay abaabulaan dhismaha Ciidamo Madani ah xili meesha laga saaray maamulkii Dowladda Federaalka.  15 May 2008
Odayaasha dhaqanka degmada Balcad gobalka Sh/dhexe ayaa wado qorshe ay ku samaysanayaan Ciidama Madani ah oo wax ka qabandoono amaanka degmada Balcad oo aan lahayn wax maamul ah tan iyo markii laga awood ...
Maamulka Jaamacadda Muqdisho oo Walaac ka muujiyay Macalin Kenya u dhashay oo Maalintii labaad ku Afduuban Muqdisho.  14 May 2008
Maamulka Jamaacada Muqdisho ayaa Maanta Warsaxaafadeed kasoo saaray Afduub Maalintii labaad loo haysto Macalin waxka dhigi jiray Jaamacadda oo u dhashay dalka Kenya....
Weeraro sababay dhimasho iyo dhaawac oo Maanta ka dhacay qaybo katirsan degmooyinka Gobalka Banaadir.  14 May 2008
qasaarooyin kala duwan ayaa ka dhashay Weeraro kala duwan oo maanta lagu qaaday Ciidamo Itoobiyaan ah iyo Dad rayid oo ku sugnaa magaalada Muqdisho, Maanta Duhurkii ayay Kooxo hubaysan Weerar ku qaadeen Kolonyo katirsan ...
Dibad bax rabshado wato oo lagu diidanyahay diidista Lacagaha Shilin Somaliga oo Maanta ka dhacay degmada Jowhar.  14 May 2008
Dibad bax balaaran ayaa Maanta ka dhacay magaalada Jowhar caasimada gobaleedka Shabeelaha dhexe waxaana lagu diidanaa Sicir bararka ku yimid Raashinka iyo diidista lacagaha Shilin Soomaaliga duugga ah oo magaalada laga...
Isbahaysiga Asmara oo Markii ugu horaysay kahadlay Shirkii lagu qabtay Jabuuti kuna tilmaamay lug gooyo.  14 May 2008
Markii aan la sameeynay la tashiyo dadka Soomaaliyeed,taageerayaashooda aduunka iyo xoogaga Muqaawida ee gudaha dalka Soomaaliya ku sugan,anagoo ah Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaalida ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan ARS,waxaan soo gudbineynaa arrimaha hoos ku xusan....
Golaha Guurtida Gobalka Hiiraan oo Ciidamada Itoobiya ka codsaday in ay isaga baxaan magaalada B/weyne si aan Shacabka loo dhibaatayn.  14 May 2008
Nabadoon ka mid ah duqeeydaii kulanka la qaatay Itoobiyaanka ayaa saxaafada usheegay in ay isla soo qaadeen arimo ay ka mid ahaayeen amaanka iyo sidii wax loogaga qanab lahaa....
Ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab oo Saaka gaaray degmada Qansaxdheere iyo Shacabka oo soo dhaweeyay Ciidamada Al Shabaab.  14 May 2008
Ciidamo taabacsan Xarakada Al Shabaab ayaa markale la wareegay Gacan ku haynta degmada Qansaxdheere oo katirsan degmooyinka Gobalka Baay oo ay ka fara maroojiyeen maamulkii ay dowladda Federaalka Soomaaliya u magacaawday gobalka Baaay....
Madaxweynaha Ereteria oo dhaleeceeyay Maraykanka iyo Q.Midoobe sababa la xariiro Taageerada ay siiyaan Ciidamada Itoobiya ee Xasuuqa ka wado Soomaaliya.  14 May 2008
Dowladda Ereteria ayaa si kulul uga hadashay arrimaha dalka Soomaaliya oo ah kuwa murugsan xili ay dalka Jabuuti ka socdaan dadaalo Dib Uheshiisiineed oo lagu dhax dhaxaadinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kooxaha ...
Maleeshiyo hubaysan oo Xalay Dilal ka gaysatay magaalada Kismaayo Gobalka Jubbada hoose.  14 May 2008
Kooxo hubaysan ayaa xalay Dad rayid ah ku dilay gudaha magaalada Kismaayo xarunta Gobalka Jubbada hoose oo ay dhibaatooyin ka wadaan Maleeshiya beeleedyo aan cidna ka amar qaadan....
GABAY CUSUB OO CIWAANKIISU YAHAY (DAABKII MASAARTA ).  14 May 2008
Gabaygan waxa tiriyey Maxamed Xirsi Guuleed 2008-05-13. Waa farriin ku socota umadda Soomaaliyeed guud ahaan, gaar ahaan aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta faraha kula jira xal u raadinta mushkiladda umadda iyo xoraynteeda. Magacaabidda hoggaamiyihii maxkamadihii islaamiga Sheekh...
War deg deg ah: Ciidamada Itoobiya oo lagu wado in Maanta ay sii daayaan Boqlaal Maxbuus oo ay Xoog ku haysteen muddo Hal sana ah.  14 May 2008
Taliska Ciiidamada Itoobiya ee fadhiisinta Ciidan kuleh Garoonka Isbartiibada Muqdisho ayaa laagu wadaa in sacaadaha soosocdo ay siidaayaan Boqolaal Maxbuus oo ay haysteen inkabadan Sanad xiligii ay socdeen dagaaladii qaraaraa....
Isbahaysiga Asmara oo ka jawaabay Hadalkii Shalay kasoo yeeray Indhacadde kuna tilmaamay Fikir shaqsiyadeed.  14 May 2008
Isbahaysiga Dib Uxoraynta Soomaaliyeed ayaa si kulul ubeeniyay Hadal dhawaan kasoo yeeray Wasiirka Difaaca Kooxda Asmar Shiikh yuusuf Indhacadde oo sheegayay in Isbahaysiga ayna Metelin Xubnaha uga sugan Jabuuti...
Kooxo hubaysan oo Weerar ku qaaday Gaari Xamuul ah oo marayay Gobalka Sh/dhexe dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Weerarkaas.  13 May 2008
Hal qoaf ayaa geeriyooday tirakalana dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay kooxo hu baysan Rasaas ku fureen gaari Rakaab ah oo marayay deegaanka Buurane oo ku dhaw degmada Mahadaay....
Maamulka Gobalka Banaadir oo Lacago Canshuur ah dul dhigay Kaluumaysatada Muqdisho iyo Shaqa joojin ay ku dhaqaaqeen Kaluumaystada.  13 May 2008
Kaluumaysatada Gobalka Banaadir ayaa walaac ka muujiyay lacago Canshuur ah oo ay kusoo rogeen maamulayaasha Gobalka Banaadir taas oo cuuryaamisay howlihii Kaluumaysi oo ay ka hayeen Xeebta Liido ee kuteedsan magaalada Muqdisho....
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Maanta degay Garoonka Diyaaradaha Bali-Doogle gobalka Sh/hoose.  13 May 2008
Boqolaal katirsan Ciidamada Meleteriga Itoobiya ayaa Maanta si qasab ah kugalay Garoonka Diyaaradaha Bali Doogle gobalkka Sh/hoose oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka maqnaayeen Ciimadii Dowladad Federaalka Soomaaliya....
Shiikh yuusuf Indhacadda oo qaadacay Shirka Jabuuti uga socdo Dowladda Federaalka iyo Madax katirsan Kooxda Asmara.  13 May 2008
Shiikh yuusuf Max'med Siyaad Indhacadde Xokheyaha Isbahaysiga Dib uxoraynta Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in isbahaysigoodu uuna taageera uhayn Shirka Dib Uheshiisiinta ee kasocdo dalka Jabuuti xili ay sii ...
Dawladda Jabuuti oo ku boorisay mucaaradka iyo xukuumadda Federaalka in ay ka fekeraan danta umadda Somaliyeed.  13 May 2008
Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta ee dalka Jabuuti Xaamid Suldaan ayaa ugu baaqay dhamaan kooxaha is heysta ee Somaliya in ay u tanaasulaan shacab weynaha Somaliyeed isla markaana ka tagaan danahooda shaqsiyadeed....
Gudoomiyaha degmada Bardaale oo xaqiijiyay in Al Shabab ay la wareegeen deegaankaasi iyo howlgallo burcad sifeyn ah oo socota.  13 May 2008
Gudoomiyaha degmada Bardaale ee ka tirsan maamulka Gobolka Baay Yuunis Cali Dareere oo kaso cararay deegaankaasi ayaa u sheegay saxaafadda in xoogaga hubeysan ee Al Shabaab ay awood kula wareegeen deegaankii uu gudoomiyaha ka ahaa....
Sheekh C/Raxiim Ciise''Waxaan gaarsiinay Cadowga Itoobiya shalay jab aad u xoog badan 3 gaarina waan ka gubnay''.  13 May 2008
Afhayeenka dhanka howlgallada ee Ciidamada Maxaakimta islaamka Somaliyeed Sheekh C/Raxiim Ciise Cadow ayaa faah faahin dheeraad ah ka dhiibay weerar aad u xoog badnaa oo shalay ka dhacay deegaan u dhexeeya Leego iyo Buur Hakaba laguna beegsaday Ciidamada Itoobiyaanka. ...
Weerar aad u xoog badan oo xalay lagu qaaday xerada warshadda Baastada ee Itoobiyaanka iyo dagaal culus oo halkaasi ka dhacay.  13 May 2008
Weerar aad u xoog badan ayay xalay ku qaadeen warshadda baastada Ciidamada hubeysan ee kasoo horjeeda joogitaanka Itoobiyaanka ee dalka iyadoona halkaasi uu ka dhacay dagaal aad u culus. ...
War deg deg ah: Maamul ay leedahay Beesha Xaaji Saleebaan oo Galabta looga dhawaaqay magaalada Cadaado Gobalka G/gaduud iyo Shacabka oo Maamulkaas soo dhaweeyay.  12 May 2008
Maamul cusub ayaa Maanta looga dhawaaqay degmada Cadaado oo katirsan Gobalka G/agaaduud bartamaha dalka Soomaaliya, Kulan ballaaran oo ay isugu yimideen Siyasiyiin iyo Culimada degmada Cadaado ayaa lagu qabtay isla cadaado kulankaas ayaa looga gol lahaa sidii Beesha Xaaji Saleebaan ay ...
Previous | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 | 11 | 12 | 13 | 14 | 15 | 16 | 17 | 18 | 19 | 20 | 21 | 22 | 23 | 24 | 25 | 26 | 27 | 28 | 29 | 30 | 31 | 32 | 33 | 34 | 35 | 36 | 37 | 38 | 39 | 40 | 41 | 42 | 43 | 44 | 45 | 46 | 47 | 48 | 49 | 50 | 51 | 52 | 53 | 54 | 55 | 56 | 57 | 58 | 59 | 60 | 61 | 62 | 63 | 64 | 65 | 66 | 67 | 68 | 69 | 70 | 71 | 72 | 73 | 74 | 75 | 76 | 77 | 78 | 79 | 80 | 81 | 82 | 83 | 84 | 85 | 86 | 87 | 88 | 89 | 90 | 91 | 92 | 93 | 94 | 95 | 96 | 97 | 98 | 99 | 100 | 101 | 102 | 103 | 104 | 105 | 106 | 107 | 108 | 109 | 110 | 111 | 112 | 113 | 114 | 115 | 116 | 117 | 118 | 119 | 120 | 121 | 122 | 123 | 124 | 125 | 126 | 127 | 128 | 129 | 130 | 131  Next


Dagaal Culus oo Saaka ka dhacay Muqdisho iyo xoogaga Muqaawamada oo si lama filaan ah utegay Warshadda Baastada.    17 May 2008
Mas'uuliyiinta Gobalka Hiiraan oo ay Wehliyaan Saraakiil Itoobiyaan ah oo Galabta Kulamo qarsoodi ah la yeeshay Odayaasha B/weyne.    16 May 2008
Urur cusub oo lagu dhawaqaay (URURKA WADDINAGA SOOMAALIYEED ).    16 May 2008
War deg deg ah: Shiikh Xasan Daahir soo bandhigay Heshiis Khiyaana ah oo ay saxiixeen Shiikh Shariif iyo Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo Wejiga koowaad ee Shirka Jabuuti oo Maanta lasoo gunaanadayo.    16 May 2008
Xoogaga Muqaawamada oo Maanta Suuqa xoolaha ku gubay Maan dooriyaal khatar ku ah Bulshada.    16 May 2008
Amaanka magaalada Balad Weyne oo caawa aad loo adkeeyay iyadoo uu gaaray gudoomiyaha Cusub ee gobolka Hiiraan.    15 May 2008
Ciidamada Itoobiya oo Maanta Hub-ka dhigis kusameeyay Maleeshiyada gaarka ah ee Maareeyaha Dekadda Muqdisho Cabdi Jiinoow.    15 May 2008
Tikniko iyo Ciidamo katirsanaa Dowladda Federaalka Soomalaiya oo Maanta ku biiray Ciidamada Muqaawamada Soomaaliya.    15 May 2008
Ciidamada Al Shabaab oo Maanta lagusoo dhaweeyay magaalada Diinsoor Gobalka Baay.    15 May 2008
War deg deg ah: Weeraro ay ku dhiteen Askar katirsan ilaalada C/laahi yuusuf oo Goordhaw ka dhacay Hotel Ambaasadoor Muqdisho.    15 May 2008

DHAGAYSO RIIX

TALO XUMMADII SHALAY,TUBTEEDII BAA LAHAYAA???
©  Cadaado.com    .   webmaster@cadaado.com    .  WARBAAHIN MADAXBANAAN OO DADKA U DHAXAYSA   .